Wasaaradda Waxbarashadda DF oo shaacisay Siyaasadda Qaran ee lebiska ardayda

Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay Siyaasadda Qaran ee lebiska ardayda wax ka barata iskuulada dalka “Wasaaradda Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxaa ay ku wargelinaysaa Iskuulada, waalidiinta iyo guud ahaan Ardayda Soomaaliyeed in la dhaqan gelinaayo Siyaasada Qaran ee labiska ardayda heerarkooda Kala duwan laga bilaabo … Continue reading Wasaaradda Waxbarashadda DF oo shaacisay Siyaasadda Qaran ee lebiska ardayda